Kenya oo ka niyad jabtay baaqashada safarkii uu ku tegi lahaa Xassan Shiikh

Dowlada Kenya ayaa niyad jab ka muujisay booqasho la filayey inuu dalkaas ku tago madaxweynaha Somalia Xassan Shiikh Maxamuud oo haatan safar ugu maqan dalka Turkiga. Wasiirka beeraha ee Kenya, Peter Munya ayaa sheegay in maanta aan la saxiixi doonin heshiis ganacsi oo u dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya. “Madaama madaxweynaha Soomaaliya uusan ka qeyb galin … Continue reading Kenya oo ka niyad jabtay baaqashada safarkii uu ku tegi lahaa Xassan Shiikh